Rikoorka Cajiibka ee Goolhayaha Barcelonna Marumeysan kartid

Wojciech Szczesny ayaa ka soo muuqday Barcelona sagaal kulan xilli ciyaareedkan, tartamada oo dhan.
Natiijadii ka soo baxday kulammadaasi waxay ahaayeen sidan.
8 guul
Hal barbaro
Goolhayaha reer Poland ayaan wax guuldaro ah dhadhamin Barcelona kulan kasta oo uu ilaa haatan ka qayb galay.