Hal guul…Maxay United gaartay 3-dii wareeg ee ugu horeysay horyaalka Premier League?

Waxaa la soo gaba gabeeyay seddexdii wareeg ee ugu horeysay tartanka horyaalka Ingiriiska,ka dib markii uu bilowday fasaxa caalamiga ah ee Sebtember.
Waa kan wax-soo-saarka Manchester United kaddib 3 wareeg oo tartanka:
Booska: 14
Ciyaar: 3
Guuleystay: 1
Barbaro: 0
Khasaare: 2
Diiwaanka: 2
Helay: 5
Farqiga goolka: -3
Tirada dhibcaha: 3