Farxadda taageerayaasha Barcelona… HORE LOOMA ARAG !

Xidigii hore ee Jose Maria Guti ayaa ka hadlay sida ay taageerayaasha Barcelona ugu faraxsan yihiin sida fiican ee ay kooxdoodu ku bilaabatay xilli ciyaareedkan.

Guti wuxuu yiri intii uu ku jiray hadaladiisa barnaamijka Chiringuito:

“Waxaa jira farxad badan taageerayaasha Flick.”

“Waxaan rabaa inaan arko sida kooxdaan ay u eegi doonaan tartamayaasha xoogan, markaas waan xukumi karaa.”

About admin

Check Also

Hal guul…Maxay United gaartay 3-dii wareeg ee ugu horeysay horyaalka Premier League?

Waxaa la soo gaba gabeeyay seddexdii wareeg ee ugu horeysay tartanka horyaalka Ingiriiska,ka dib markii …