February 23, 2025

Ciyaaraha

Wararkii ugu dambeeyey Ciyaaraha

Dhacdooyinkii qeybtii hore ee ciyaarta Juventus ay la ciyaartay dhigeeda Roma, ayaa ku soo idlaatay barba

Dhacdooyinkii qeybtii hore ee ciyaarta Juventus ay la ciyaartay dhigeeda Roma, ayaa ku soo idlaatay barbaro goolal la’aan ah, oo ka dhacay garoonka Juventus Stadium, ee ka tirsan wareega seddexaad ee tartanka horyaalka Talyaaniga.

Dhacdooyinkii qeybta hore ee ciyaarta ayaa la arkayay isku dayo ay labada kooxood sameeyeen,balse wax gool ah la iskama dhalin.

Copyright © All rights reserved. | Newsphere by AF themes.