February 23, 2025

Ciyaaraha

Wararkii ugu dambeeyey Ciyaaraha

Caawa Portugal waxa ay martigelin doontaa Croatia ciyaar adag oo la wada sugayo wareeg

Caawa Portugal waxa ay martigelin doontaa Croatia ciyaar adag oo la wada sugayo wareegga koowaad ee guruubyada European Nations League 2024.

Ilaa hadda, ka hor inta uusan Ronaldo ciyaarin tartan cusub oo caalami ah, Al Don waxa uu Portugal la ciyaaray 212 kulan, isagoo u dhaliyay 130 gool, 40 kalena caawiyey.

Copyright © All rights reserved. | Newsphere by AF themes.