CEEB LOOMA DHINTO :- Bal Daawo Rikoorka & Sida ay Liverpool ugumeysatay Kooxda ….

Liverpool ayaa sanadkan ka wacdareyneysa Horyaalka Ingiriiska , iyadoo sanadkan Premier League sadexdeena kulan ee ugu horeeya ay wada badisay.

Kooxdan ayaa sanadkan si fool xun ubahdishay kulankii ugu dambeeyey kooxdamartida ay unoqdeen axadii ee Man utd, salah waxa uu kamid ahaa xidigihii goolasha ka dhaliyey United waqti isaga uu iska qabsaday kooxda martida uuku ahaa ee Oldtaraford.

Salah ayaa Goolal waali ah kudhaliyey Old Trafford waxaana uu dhaliyey 10gool waqtii uukaga goolal badan yahay garoonka Manchester xidigo sanado badan u ciyaarayey sida Sanchez, Cavani, Sancho, Depay, Antony, Charnacho & kuwo kale bal hoos ka aqriso tirada Goolasha.

About admin

Check Also

Manchester City ma ku guuleysan kartaa Premier League markii 5-aad oo xiriir ah? 🏆😅

Pep Guardiola ayaa sheegay in xilli ciyaareedka REAL uusan wali bilaaban! 🔵👀 Manchester City ma …