Real Madrid waxay ku hubaysan tahay Rikoor aan marna la dhigin Cajiib

Real Madrid ayaa ku hubaysan tirokoobyo kala duwan garoonka Santiago Bernabéu Stadium, maadaama aan laga badin 26-kii kulan ee ugu dambeeyay oo ay ku ciyaartay garoonkan horyaalka La Liga.

Guuldaradii ugu dambeysay ee kooxda boqortooyada ku soo gaadha garoonka Santiago Bernabeu Stadium waxay ahayd kulankii Villarreal bishii April 2023.

About admin

Check Also

Manchester City ma ku guuleysan kartaa Premier League markii 5-aad oo xiriir ah? 🏆😅

Pep Guardiola ayaa sheegay in xilli ciyaareedka REAL uusan wali bilaaban! 🔵👀 Manchester City ma …