Muuqaal muran badan dhaliyay ayaa kaamirooyinka ayaa soo duubay dhaqan la yaab leh o

Muuqaal muran badan dhaliyay ayaa kaamirooyinka ayaa soo duubay dhaqan la yaab leh oo uu sameeyay garsoorihii dhex dhexaadinayay kulankii Real Madrid ee Betis, kaddib markii uu gacanta u taagay xaalad offside ah oo aysan jirin wax calaamad ah oo ka soo baxay garsooraha calanka, taasoo ka yaabisay dhaqankan.

Sida caadiga ah, garsooraha garoonka looma baahna in uu calaamada offside-ka ilaa uu ka helo signalka garsooraha calanka ee khadka, laakiin taas caksigeeda ayaa dhacday.

About admin

Check Also

Manchester City ma ku guuleysan kartaa Premier League markii 5-aad oo xiriir ah? 🏆😅

Pep Guardiola ayaa sheegay in xilli ciyaareedka REAL uusan wali bilaaban! 🔵👀 Manchester City ma …