February 23, 2025

Ciyaaraha

Wararkii ugu dambeeyey Ciyaaraha

CAJIIB Ronaldo oo gaarsiiyey AL NASR meel aysan riyo xita ku gaarin !

Guul aan horay loo arag, naadiga Al-Nassr ayaa kaalinta koowaad kaga jira liiska kooxaha ka dhisan Sacuudiga, Khaliijka, Carabta iyo Aasiya, wuxuuna kaalinta 8-aad galay marka la eego guud ahaan xiriirka xisaabaadka ay ku leeyihiin baraha bulshada.

Guushan ayaa ka tarjumaysa awoodda kooxda iyo taageerada ballaaran ayy heleen tan & intii uu yimid CR7 , waxayna kor u qaadaysaa booskeeda mid ka mid ah naadiyada hormuudka ka ah gobolka, waxaana sidoo kale  waxa uu kordhiyey taageerayaasha adduunka oo dhan ee kusoo biiraya baraheeda .

Koontada rasmiga ah ee naadiga Al-Nassr ayaa lagu daabacay warbixin faahfaahsan, taasoo sidoo kale daaha ka qaaday in qiyaasta dhaqaalaha ee muuqaalka naadiga ee xarumaha warbaahineed uu gaaray $41 milyan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Copyright © All rights reserved. | Newsphere by AF themes.