February 23, 2025

Ciyaaraha

Wararkii ugu dambeeyey Ciyaaraha

Maxey aheyd Yaabkii ay ku dhigeen Amorim & Man utd Sancho & Rashford ?

Man utd ayaan ku farxin talaabo ay qaadeen wiilashoodii hore kuwaas oo hada kala kala ciyaaraya chelsea & aston vila.

labada xidig waxa Rashford oo man utd ay u dirtay sababo suluugooda oo liita & iney bixiyeen xogo ku saabsan xidigaha line up ama xogo kale oo ku saabsan qolka labiska.

Rashford ayaa kulanki ugu horeeyey matalay kooxda astonvila xalay markii ay jiideen kooxda tottenham waxaana ay u gudbeen waxreega sida hadaba rashford ayaa sawirka hoos ka muuqda soo dhigay bartiisa kadibna waxa comment ka bixiyey Sancho oo soo dhigay erayadan “Freedom” oo uu ula jeeday xoriyad kaasoo uu ku cabirayo inuu ka xuroobay xabsigii man utd. .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Copyright © All rights reserved. | Newsphere by AF themes.