February 23, 2025

Ciyaaraha

Wararkii ugu dambeeyey Ciyaaraha

SIR Maxey uga Cabsanayaa Weerarka Kooxda Barcelona Kooxaha Yurub ?

Fiidnimadii Axadda, Barcelona waxay ciyaartay kulan ka tirsan Horyaalka Kubadda Cagta Spain, xilli ciyaareedka 2024/25, iyada oo la ciyaareysa kooxda ka soo horjeeda, Sevilla.

Garoonka Ramon Sanchez Pizjuan Stadium ayaa waxaa labada kooxood ku dhex maray ciyaar ka tirsaneyd wareegga 23-aad ee horyaalka La Liga, iyadoo Barcelona ay guul ku gaartay afar gool iyo hal.

Barcelona ayaa dhalisay 64 gool horyaalka la liga 23 kulan oo ay ciyaareen waqti kooxda Real aysan dhalin wax aan ka badneyn 51 gool taasoo ku tusineysa awooda weerarka barcelona

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Copyright © All rights reserved. | Newsphere by AF themes.