CAJIIB Ronaldo oo gaarsiiyey AL NASR meel aysan riyo xita ku gaarin !

Guul aan horay loo arag, naadiga Al-Nassr ayaa kaalinta koowaad kaga jira liiska kooxaha ka dhisan Sacuudiga, Khaliijka, Carabta iyo Aasiya, wuxuuna kaalinta 8-aad galay marka la eego guud ahaan xiriirka xisaabaadka ay ku leeyihiin baraha bulshada.
Guushan ayaa ka tarjumaysa awoodda kooxda iyo taageerada ballaaran ayy heleen tan & intii uu yimid CR7 , waxayna kor u qaadaysaa booskeeda mid ka mid ah naadiyada hormuudka ka ah gobolka, waxaana sidoo kale waxa uu kordhiyey taageerayaasha adduunka oo dhan ee kusoo biiraya baraheeda .
Koontada rasmiga ah ee naadiga Al-Nassr ayaa lagu daabacay warbixin faahfaahsan, taasoo sidoo kale daaha ka qaaday in qiyaasta dhaqaalaha ee muuqaalka naadiga ee xarumaha warbaahineed uu gaaray $41 milyan.